Publications

BUUGGA BARASHADA WADISTA BAABUURTA

THEORRY BOOK DRIVING LICENCE FOR EVERY PERSON

Buugga Sahal – waa buug baahi weyn loo qabo, oo kuu sahlaya Barashada Wadista Baabuurta, kuna qoran afka Soomaaliga, oo kuu suurto galinayo in aad si fudud u barato xeerka sharciyada socdaalka waddooyinka. Haddaba cutubyada qiimaha badan ee uu ka kooban yahay buuggan Sahal, waa sida hoos ku qoran:-

  • Xeerka sharciyada socdaalka gaadiidka.
  • Guud ahan calaamadaha waddooyinka
  • Qaybaha ay ay u kala baxaan waddooyinka
  • Xawaaraha gaadiidka noocyadiisa kala duwan
  • Waddooyinka lagaa leeyahay iyo kuwa aad ka leedahay
  • Guud ahaan waxyaabaha qofka darawalka looga baahan yahay
  • Earay bixin gaar ah oo ah afka Ingiriiska iyo afka Soomaaliga

Eng. Barre. Waa qoraaga buugga hindisay buugga Sahal, oo ku qoran afka Soomaaliga, kaas oo kuu suurto galinayo in aad si fudud u barato xeerka sharciyada socdaalka waddooyinka.

THEORRY BOOK DRIVING LICENCE FOR EVERY PERSON

SAHAL – Somali and English
£ 25.00 pound + sending post
Author: Eng. Barre

BUUGGA BARASHADA WADISTA BAABUURTA

THEORRY BOOK DRIVING LICENCE FOR EVERY PERSON

Buugga Sahal – waa buug baahi weyn loo qabo, oo kuu sahlaya Barashada Wadista Baabuurta, kuna qoran afka Soomaaliga, oo kuu suurto galinayo in aad si fudud u barato xeerka sharciyada socdaalka waddooyinka. Haddaba cutubyada qiimaha badan ee uu ka kooban yahay buuggan Sahal, waa sida hoos ku qoran:-

  • Xeerka sharciyada socdaalka gaadiidka.
  • Guud ahan calaamadaha waddooyinka
  • Qaybaha ay ay u kala baxaan waddooyinka
  • Xawaaraha gaadiidka noocyadiisa kala duwan
  • Waddooyinka lagaa leeyahay iyo kuwa aad ka leedahay
  • Guud ahaan waxyaabaha qofka darawalka looga baahan yahay
  • Earay bixin gaar ah oo ah afka Nederlands iyo afka Soomaaliga

Eng. Barre. Waa qoraaga buugga hindisay buugga Sahal, oo ku qoran afka Soomaaliga, kaas oo kuu suurto galinayo in aad si fudud u barato xeerka sharciyada socdaalka waddooyinka, waxaana loogu talagalay bulshada ku nool waddanka Nederlands and waddanka Belgium.

THEORRY BOOK DRIVING LICENCE FOR EVERY PERSON

SAHAL – Somali and Nederlands
£ 25.00 Euro + sending post
Author: Eng. Barre

ADEEGSO AFTAHAN – ISBAR MACALLIN LA’AAN AFKA NEDERLANDSE

Buugga Adeegso Aftahan – ISBAR MACALLIN LA’AAN afka Nederlandse, waxaa loogu talagalay dhammaan bulshada Soomaaliyeed eek u nool duniada, gaar ahaan waddanka Nederland iyo Belgium, kuwas oo ay tahay barashada afka Nederlands luqaddoodii labaad.

Haddaba cutubyada qiimaha badan ee uu ka kooban yahay buuggan Adeegso Aftahan, waxaa ka mid ah; Xarfaha afka Nederlandse, Hinkaadda, ku dhawaaqidda erayga, naxwaha, tirooyinka, waqtiga, adeegga suuqa, arrimaha suuqa, arrimaha bulshada, dhaqanka, qoyska iyo deriskaba.

  • Tusaalooyin aad u farabadan
  • Earayo iyo wadahadallo aad u badan
  • Labo luqadood oo ah afka Nederlands iyo afka Soomaaliga
  • Cutub walba waxaad ka helaysaa erayo cusub.

Eng. Barre. Waa qoraaga buugga hindisay buugga Adeegso Aftahan – Zelfstudie Nederlandse Taal, oo u taagan ISBAR MACALLIN LA’AAN AFKA NEDERLANDS.

ADEEGSO AFTAHAN – ISBAR MACALLIN LA’AAN AFKA NEDERLANDSE

ZELFSUDIE NEDERLANDSE TAAL
£ 25.00 Euro + sending post
Author: Eng. Barre